Kalsan TV ライブストリーム

TVチャンネル:Kalsan TV

国名: ソマリア

カテゴリー: ニュース

3 の 5

1 票

Kalsan TV ストリーミング・ライブを見る

Kalsan TV waa telefishin soomaaliyeed oo hawada ku soo biiray 01/03/2013 waana telefishin dhex dhexaad ah oo ummada soomaaliyeed oo dhan u shaqeeyn doono, Kalsan TV wuxuu ka duwan yahay telefishinada kale ee soomaalida, waxaan ka howlgala wariye-yaal aqoon u leh shaqada, farsamoyaqaano heer saare, Kalsan TV waxaa musig ah ama heeso ma sii deyn doonaa oo waa telefishin xogga saari doonaa xaaga diinta islaamka iyo dhaqaanka soomaalida.

国名